Guddiga Amniga Muqdisho oo caawa digniin adag soo saaray (Daawo Sawirro)

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha dalka ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeen Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa caawa guddoomiyay shirka amiga oo looga hadlay xaaladda amniga ee dalka gaar ahaan adkaynta amniga caasimadda Shirka amniga oo ay ka qayb galeen guddiga loo xil saaray sugidda amniga caasimadda ayaa looga hadlay mudaaharaadkii ka dhacay caasimadda dalka. Guddoomiyaha gobalka Banaadir, … Continue reading Guddiga Amniga Muqdisho oo caawa digniin adag soo saaray (Daawo Sawirro)